Daawo-Video:- Telefishinka AL Jazeera oo tagey Degmeda FIIDOW

Daawo-Video:- Telefishinka AL Jazeera oo tagey Degmeda FIIDOW

daajis.com:-Deegaanada ay Dowladda ka qabsatay Alshabaab ayaa waxaa laga soo sheegayaa in in dadkii ay wali ka cabsi qabaan in Al shabaab ay markale ku soo noq daan Degmooyinkooda, Sidaasi daraadeedna ay wali dhagaysanayaan Amarkii Alshabaab oo ahaa in ay Magaalada ku soo noqon karin Ama Xarumahooda Ganacsi aynan furi karin.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada