daajis.com:-Laba nin oo Tuugo ah ayaa suuqa magaalada Seattle ee mareykanka ku weeraray Laba haween Naafo ah oo la sheegay inay suuqa u tuugsi tageen.
Tuugadan oo mid ka mid ah si fudud u weeraray labadan haween naafada ah ayaa la sheegay inuu ka qaatay kaniini iyo alaabo kale.
Raggan ayaa waxaa duubtay kaamirada qarsoon ee lagu xiro goobaha ganacsiga ama wadooyinka, waxaana laga arkay goobaha lagala socdo kaamirooyinka qarsoon.
HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:38 and have
, Published at