Daawo-Video:- Wariye yaashii Xasan xanafi uu ku gumaaday Muqdisho .

Daawo-Video:- Wariye yaashii Xasan xanafi uu ku gumaaday Muqdisho .

daajis.com:-Septempar 20 keedii maanta oo kale ayey ahayd markii maleeshiyada al-shabaab ay weerar ismiidamin ah ay ka geysteen baar the villeg ee Degmadda Xamar weyne ee magaaladda muqdisho halkaas oo ay ku dhinteen Dad badan oo ay ku jireen allah u naxariistee Liibaan Cali Nuur & C/sitar Daahir Sabriye oo ka mid ahaa Wariyaasha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada