DAAWO VIDEO:- Xulka Hirgalay oo bedalaya fanaaniinta xidigaha Geeska

DAAWO VIDEO:- Xulka Hirgalay oo bedalaya fanaaniinta xidigaha Geeska

daajis.com:-Koox cusub oo fanaaniin ah islamarkaana la magac baxday xulka Hirgalay ayaa bedeli doono xidigaha Geeska, waxaana fanaaniintaan ay kasoo baxeen Tartan dhowr bilood ah oo uu marti gelinayay Taleefashinka Horn Caple.


Fanaaniintan ayaa kaalimaha hore ka galay tartanka fanaaniinta oo uu qabtay Taleefashinka Horn Caple,iyagoona sidoo kale isisoo xushay islamarkaana noqday koox cusub.


http://video.daajis.com/


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada