DHAGEYSO:- Wasiirka Amniga Qaranka"45 Maalmood Baan u qabanay Kooxaha Al-shabaab ee la marin habaabiyey"

DHAGEYSO:- Wasiirka Amniga Qaranka"45 Maalmood Baan u qabanay Kooxaha Al-shabaab ee la marin habaabiyey"

daajis.com:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Oo xalay isugu yimid kulan looga hadlayay amniga guud ee dalka.Waxana kulanka shir guddominayay Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh. Axmed Maxamed. 

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa markii uu soo dhammaaday waxaa warbaahinta la hadlay, Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Khaliif Axmed Ereg, waxaana uu sheegay in Maleeshiyaadka la khalday ee Al-shabaab ay u qabanayaan 45 maalmood oo ay isku soo dhiibayaan, haddii ay isasoo dhiibi waayaanna ay ku dhiman doonaan Howlgallada dalka ka soconaya.

RIIX HALKAN DHAGEYSO WASIIRKA AMNIGA QARANKA.

 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada