Joe Hart:- Waa Inaan Guul Ka Gaarnaa Chelsea”.

Joe Hart:- Waa Inaan Guul Ka Gaarnaa Chelsea”.

daajis.com:-Goolhayaha kooxda Man City Joe Hart ayaa ka hadlay kulanka adag ee sugaya axada wuxuuna sheegay in kooxdiisu aysan ku qanci doonin waxaan guul ahayn.

City ayaa guuldaro kala kulantay Stoke City halka ay barbaro la gashay kooxda Arsenal lakiin Chelsea ayaa wada badisay dhamaan kulamadii ay ciyaareen horyaalka ingiriiska.



Joe Hart ayaa yiri “waa inaan nafteena u sheegnaa inuu nagu soo wajahan yahay isbuuc wayn, waa inaan ka fikirnaa kulanka axada ee Chelsea, suuro gal ma ahan inaan guul daraysano kulan kaas”.


“wuxuu inoo yahay isbuuc wayn, waxaan u baahanahay guul iyo inaan si awood leh ugu soo laabano tartanka horyaalka, waa waajib inaan garaacno Chelsea walow ay yihiin koox siwayn noogula tartamaysa horyaalka”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada