LA YAAB:- Goolhaye ka Goolal badan Weeraryahanda Qaarkood. VIDEO

LA YAAB:- Goolhaye ka Goolal badan Weeraryahanda Qaarkood. VIDEO

daajis.com:-Goolhayaha kooxda Sao Paolo Rogerio Ceni ayaa wali waxaa uu sii wataa Bandhigiisa Gool dhalineed ee taariikhda iyadoona uu diwaan gashaday ilaa 120-gool.


Rogerio Ceni oo ah 41-jir ayaa waxaa uu dhaliyay Oo ay uga badiye Cruzeiro Ciyaar ka tirsaneyd Horyaalka Brazil,Waxaana Gool hayahaan Kooxdiisa looga aqoonsady Weeraryahan ka roone.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada