Layaab:- Nin dilay gabartiisa iyo Caruurtii ay Dhashey

Layaab:- Nin dilay gabartiisa iyo Caruurtii ay Dhashey

daajis.com:-Nin ayaa toogasho ku dilay gabadhiisii iyo lix ilmood oo ay dhashay in tii uusan isaguna is dilin.

Arrintaasi waxay ka dhacday gurigiisa oo ku yaala Bell, sida ay sheegeen booliiska Florida ee dalka Maraykanka.

Caruurta da'doodu waxa ay u dhaxaysaa saddex bilood ilaa toban sano, sida uu sheegay madaxa booliiska ee deegaanka Gilchrist, oo lagu magacaabo Robert Schultz.

Saraakiishu waxa ay ninka falka gaystay ku sheegeen Don Charles Spirit, oo 51 jir ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada