Layaab:- Nin helay gaari laga xaday 46 sano ka hor

Layaab:- Nin helay gaari laga xaday 46 sano ka hor

daajis.com:-Nin ku nool magaalada Miami ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa inuu dib ula wareego gaari laga xaday 46 sano ka hor.

Gaarigi ayaa ah nooca Sboortiga ah ee Jaguar.

Ivan Schneider, ayaa ahaa qareen da' yar oo ku nool magaalada New York marka laga xaday baabuurkani 1968-dii.

Gaarigan ayaa xilliga la xadayay yaallay meel dibedda ka ah guriga uu Ivan ka degganaa magaalada Newyork.

Waxaa baabuurkaasi la helay bishii lixaaad ee June ee sanadkan iyadoo baaritaan lagu sameeynayay baabuur Maraykanka laga dhoofinayey oo loo waday dalka Netherlands.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada