LIVE VIDEO: Ururka Daacish oo Gowracay wariyihii Labaad ee Mareykanka ah, Hanjabaadna.

LIVE VIDEO: Ururka Daacish oo Gowracay wariyihii Labaad ee Mareykanka ah, Hanjabaadna.

daajis.com:-Iyadoo si weyn caalamka u hadal hayay wariyihii Mareykanka ee todobaadki hore ay Gowraceen Ururka Islaamiga ah ee Daacish ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa hada waxaa soo baxaya in ay markale Gowraceen wariyihii labaad ee Mareykan ah.

Ururka ISIS ayaa shalay gelinkii dambe soo bandhigay muuqaal muuqaalka wariyihii labaad ee Mareykanka u dhashay ee ay Gowracayaan, iyagoona soo raaciyay muuqaalka Hanjabaad ay u dirayaan Mareykanka.

Steven Sotloff oo ah wariyaha ay iminka Gowraceen ayaa waxa ay Islaamiyiinta ka qabteen dalka Suuriya, xilli halkaasi uu ka duubayay warbixino ku saabsan dagaalka dowladda Suuriya ay kula jirto mucaaradka kasoo horjeeda.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada