Ruush oo Lasaarey cunna qabateyn kale.

Ruush oo Lasaarey cunna qabateyn kale.

daajis.com:-Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in cunna qabateynta ay midowga× Yurub sareen dalkiisa ay u muuqato mid lagu curyaaminaayo hannaanka nabadda ee ka socda dlka Ukraine.

Cunna qabateynta midowgaYurub ayaa qeyb ka ah dadaal wada jir ah oo× Mareykanka uu horkacayo oo Ruushka lagu ciqaabayo, kaddib faragelin militari oo uu ku sameeyay Ukraine.

Mareykanka ayaa qeyb kaloo cunna qabateyn ah saaray× Ruushka, wuxuuna bartilmaameed saday bangiyada ugu waaweyn ee Ruushka iyo soosaaridda saliideeda.

Sidoo kale, US waxa ay mamnuucday shan shirkadood oo dhanka amniga ka shaqeeyo oo Ruushka laga leeyahay.

Xukuumadda Moscow ayaa ku mashquulsan sidii ay heshiis u dhexdhigi lahayd mucaaradka gooni u goosad ka iyo dowladda Ukraine.

tallaabadii ugu horeysay ayaa dhalisay in xabadjoojin ay ku heshiiyaan labada dhinac, taas oo fudeysay in gargaar la gaarsiiyo koofurta bari ee dalka× Ukraine oo ah meesha uu dagaalka ka socday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada