daajis.com:-Taliyaha Ciidamada Militariga ee Uganda General Katumba Wamala, ayaa booqasho ugu tegay ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa AMISOM ee la filayo in ay gacan ku dhigaan Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Booqashadan uu Taliyaha ciidamada Ugandha ugu tegay ciidamada ka socda dalkiisa ayaa aheyd mid kedis ah, si uu u dhiira geliyo Ciidanka Uganda ee qaybta ka ah hawlgalka Amisom.
Taliyaha ayaa la damaashaaday ciidamada Ugandha ee qeybta ka ah AMISOM, iyagoo ku sugan jiida hore ee dagaalka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:01 and have
, Published at