Xilkii Laga Qaadey Sanbaloolshe oo Loo Magacaabey Col. Tuuryare .

Xilkii Laga Qaadey Sanbaloolshe oo Loo Magacaabey Col. Tuuryare .

daajis.com:-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Qaranka iyo Sirdoonka waxaa uu u magacaabay C/raxmaan Maxamed Tuuryare.

Magacaabista C/raxmaan Tuuryare ayaa waxay ka danbeysay markii Madaxweynaha uu maanta aqbalay xil ka qaadista Golaha wasiirada ay ku sameeyeen Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugida C/llaahi Sanbaloolshe.

C/raxmaan Tuuryare, oo hadda ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida, iyadoo uu horey kaga soo shaqeeyay Hay’adda Nabad Suggida, ka hor inta aanu noqon Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada.tuuryare1

Digreetada magacaabista Tuuryare, oo si rasmi ah loo shaacin ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo sacda warbaahinta si rasmi ah in looga baahiyo.

C/raxmaan Tuuryare ayaa wuxuu ku heyb yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isla markaana xiriir dhow la leh Madaxweynaha.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada