Xoogag ka tirsan Alshabaab oo beegsanaya shacabka Baraawe

Xoogag ka tirsan Alshabaab oo beegsanaya shacabka Baraawe

daajis.com:-Xoogaga Al shabaab ayaa ka wada Degmada Baraawe Howlgallo ay Dadka Deegaanka uga qaadayso Taleefoonada gacanta (Mobiles), kadib markii ay ka shakiyeen in Dad ku sugan Degmada ay hageen Weerarkii Habeen hore ee lala eegtay Axmed Godane.

Sidoo kale, Al shabaab waxa ay xireen Dad badan oo isagu jira Rayid & kuwa Kooxd kamid ah, waxaana ay sheegeen in Cidi ku cadaadata inuu la shaqeeyo Reergabeedka & DFS ay dili doonaan.

Xaaladda Casbi ah ayaa ka jirta Degmada Baraawe & Deegaanada kale ee Al shabaab joogaan.

Wixii kusoo kordhaa Warkana kala soco Wararka denbe Insha Allah.!

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada