Daawo Film:- Cusub Oo Qosol Miiran Ah

Daawo Film:- Cusub Oo Qosol Miiran Ah

daajis.com:- Qaybtani waa Qayb ka mida ruwaayadii taxanaha ahayd ee Faarax Murtiile kaga hadlayey qaad joojintii iyo saameynta guryaha ama qoysaska Soomaalida ee Ku dhaqan dalka Ingiriiska qaybtan oo aan Filayno inay kasii qosol iyo maadba badantahay qaybihii hore waa kan Faarax Murtiile oo ka baqaya inuu bada ku dabaasho marmarsiyana Ka dhigtay Ingiriiska badihiisa lama galo

Riix Halkan Ka Daawo Video


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada