Daawo haweeneey la sheegay in ay Sinneysatey oo dhagax lagu dilayo iyo aabaheed oo daawanaya: Video

Daawo haweeneey la sheegay in ay Sinneysatey oo dhagax lagu dilayo iyo aabaheed oo daawanaya: Video

daajis.com:- Video lagu baahiyey baraha bulshada iyo wargeysyada dunida ayaa muujinaya kooxda ISIS (Daacish) ee ka dagaalanta Syria iyo iyo Iraq oo dhagax qudha uga jaraya haweeneey ay ku heleen denbi Sinno ah sida ay sheegeen..

Arrinka ugu yaabka badan Video-ga ayaa ah in haweeneydan markii xukunka Rajmiga ama dhagax ku dilka ah lagu sameynayey uu daawanayey Aabaheed oo laga mid dhigay dadka xukunka fulinayey.

Haweeneyda ayaa la maqleyay ayadoo aabaheed ka dalbaneysa cafis, isaguna uu ku wargeliyay in uu cafiyey..

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada