DAAWO Actor-ka Will Smith Oo Dharbaaxay Wariye Shumis Bilaa Akhlaaq ah Kula Kacay (VIDEO)

DAAWO Actor-ka Will Smith Oo Dharbaaxay Wariye Shumis Bilaa Akhlaaq ah Kula Kacay (VIDEO)

daajis.com:-  Wariyahan oo u shaqaynayay Tv Maraykanka ah ayaa dharbaaxo ay ku fakatay Markii uu Shumiyay dhabanka Will Smith waxaana qabsaday dhacdo ka xishoodsiisay . 

Wariyahan dhalasha ahaan ka soo jeeda Ukraine balse u shaqeeya Tv-ga Maraykanka ayaa waxa uu xabadka saaray Will Smith waxa uuna ka dhunkadey Dhabanka taasi oo keentay in dharbaaxo gacan gadis ah ay ku dhacdey.




 RIIX HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA:-


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada