Daawo Video: Maqaayad Shumis Lagu Galo Oo Aan Lacag La Bixineyn

Daawo Video: Maqaayad Shumis Lagu Galo Oo Aan Lacag La Bixineyn

daajis.com:- Waxa aduunka aad ku aragto waxyaabo cajiib ah oo aad la fajacdo, halkaan waxaan idin kugu haynaa arin kale oo la yaab leh.

,
Weli ma aragtay ama maqashay maqaayad shumis lagu galo? aduunkay ka dhacdaa. Maqayaad laga qaxweeyo oo ku taala magaalada Sydney ee dalka Australia ayaa kafeega bilaash ka dhigtay lakiiin bil shardi waan in lamaamuhu maqaayada isku dhex shumiyaan markaas ayaa lasiinayaa kafeega.


Macaamisha ayaa arinka aad uga helay iyagoo sheegay in arintaan ay soo celinayso romaantika. Maqayaadaan ayaa u qeexday macaamisha “ma rabno lacagtiina waxaan rabnaa shumiskiina is shumiya”.
,
Maqayaadaan ayaa waxaa iska leh ganacsato u dhalatay dalka Faransiiska, lamaanayashana waxaa laga raba inay isku shumiyaa. nooca loo yaqaan “French Kiss” si loo siiyo kafee bilaash ah.

Halkaan hoose uga bogo muuqaalka:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada