Daawo Sawirada:- Dagaalyanada Kuridish ka ah oo Ciidamo u Qoranaya Haweenka Si ay Isaga Caabiyaan Kooxda IS.

Daawo Sawirada:- Dagaalyanada Kuridish ka ah oo Ciidamo u Qoranaya Haweenka Si ay Isaga Caabiyaan Kooxda IS.

daajis.com:- Dagaalyahanada Kuridishka ayaa xooga saaraya sidii ay u heli lahaayeen ciidamo dheeraad ah  oo ay ka qortaan gobolka madama  Kooxda IS ay soo saareen culeys xoog badan magaalada Kobane.

Hadaba Dagaalyanadas waxa ka mid ah Gabadha layiraahdo Rihana oo   iyadu sheegtay in ay dishay Boqol (100) kamid ah dagaalyanada IS waxa ayna sheegtay inta aysan ogeen oo ku dhintay xabad ay tuurtay inay kor udhaafeyan boqolaal qof  waxa  ay ku baahisay sawirkeeda gabadhan mediyaha iyadoo  sheegtay  inay sii wadi doonto ladagaalanka IS ilaa inta ay ka dhimanayso.

Waxa kamid ah inta la ogyahay dagaalyanada kuridida ah ilaa 520  gabdhood oo ay iyagu u qorteen ciidan ahaan  oo ka dagaalama Magaalada Kobane agagaarkeeda .

Dhanka kale Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay ciidamo u direyso Suuriya hadii Amerikanka uu ciidan dhulka ah halkaasi u diro .







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada