Daawo Sawirada:- Dhismaha garoonka Muqdisho oo gabagabo maraya.

Daawo Sawirada:- Dhismaha garoonka Muqdisho oo gabagabo maraya.

daajis.com:- Waxaa heer gabagaba maraya dhismaha cusub ee uu yeelan doono Terminal-ka cusub ee garoonka Aadan Cadde, kaasoo ay gacanta ku hayso shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Favori.

Dhismaha cusub ee Terminalka ayaa u muuqda mid la mid ah kuwa caalamiga ah, iyadoo tallaabadani ay qeyb ka tahay horumarada ay Dowladda Turkiga ka wato Somalia, gaar ahaan caasimada dalka ee Muqdisho.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada