DAAWO VEDIO: Dadkii Soomaaliya lahaa waa kuwaa qaxootiga ah oo meel walba daad sane maxaa hadhay oo layskuhaystaa..

DAAWO VEDIO: Dadkii Soomaaliya lahaa waa kuwaa qaxootiga ah oo meel walba daad sane maxaa hadhay oo layskuhaystaa..

daajis.com:- Soomaalida  Ku nool Xeryaha Qaxootiga oo lagu Qiyaasay Tiradoodu inay kor udhaafayso 1000,000 (Halmilyan) oo Qofood ayaa badan koodu ah qaxooti 1991 kadib markay burburtay dawladii dhexe ee soomaaliya halkaasna ay ka qarxeen dagaalo sokeeye.

Halka qaybaha ka soo bad baadana ay in badan oo kamid ahi lasoo galaan xanuuno maskaxda ah oo ay ugu wacan tahay dhibkii iyo rafaadkii kasoo qab saday socodkan iyo naxariis daradii nimanka doonyaha tahriibta wata.

Ugu danbayn waxaa badda kasoo gudbo wax fayoow in yar, intaasna waxaa shok ama naxdin ugu filan iyaga oo markaba arka waxay filayen amaba loogu soo sheekeyay wax ka gadisan, lagana yaabo in waxay kasoo carareen in wax ka daran ay la kulmaan .





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada