Daawo:- Waayaha Cusub oo ka hadashay is dhiibitaankooda Holland

Daawo:- Waayaha Cusub oo ka hadashay is dhiibitaankooda Holland

daajis.com:- Kooxda Waayaha cusub ee xaruntooda aheyd magaalada Nairobi oo dhawaan wadanka Holland kaga qeybgalay bandhig nabadda lagu dhiirigelinayay ayaa waxay iska dhiibeen Holland, waxayna faah faahiyeen sababaha keenay inay magangelyo qaxootinimo weydiistaan Holland.


Falis Cabdi Maxamuud oo ka mid ah kooxda Waayaha cusub ayaa sheegtay in aysan ku laaban karin Kenya, sababo ay ku sheegtay in kaararkoodii aqoonsiga ee qaxootinimada laga qaaday ka hor inta aanay ka soo duulin Kenya si ay uga qeyb galaan bandhig nabadeed oo ka dhacay waddanka Holland.

Falis waxay tilmaamtay in taasi badalkeedna ay magangelyo weydiisteen Holland, oo ay ka war sugayaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada