VIDEO:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo eedeeyn u soo jeediyay Wasaarada Maaliyadda.

VIDEO:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo eedeeyn u soo jeediyay Wasaarada Maaliyadda.

daajis.com:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta si xanaaq/cadho ku jiro u sheegay inuu xilka ka dagaayo, hadii Wasaarada Maaliya Xukuumadda Soomaaliya ay wax ka bedeli weydo hanaanka dhaqaalaha ay uqabato una bixiso.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada