Daawo :- wareysi xasaasi ah oo lala yeeshay Sheekh Shariif

Daawo :- wareysi xasaasi ah oo lala yeeshay Sheekh Shariif

daajis.com:- Madaxwaynihii hore ee dalka soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Bixiyey Waraysigii ugu horeeyay Tan iyo intii uu xilkaasi ka dagay, Waxaana ugu horayn la waydiiyey Safar uu haatan ku joogo magaalada London, Waxyaabaha iska badalay Dawlada soomaaliya iyo Inuu Wada shaqayn la leeyahay.

Sheekh Shariif ayaa waxaa sidoo kale la waydiiyey Qodobada maamulka Puntland uu Dawlada soomaaliya ku eedeeyay inay Baal-martay, Wuxuuna uga jawaabay si yaab leh.






RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada