DAWO: Muuqaal ka hadlaya dhibaatada jinsiyadeed ee Mareykanka ka jirto

DAWO: Muuqaal ka hadlaya dhibaatada jinsiyadeed ee Mareykanka ka jirto

daajis.com:- Dhalinyaro xiddigo ka ah Youtube-ka ayaa soo bandhigay muuqaal meel ka dhac ku ah Caddaalada Booliska Mareykanka, waxayna dhalinyaradaasi ay tirsanayeen dhibaatada heyb jinsayadeed oo booliska ay kula kacaan dadka leh labiska Muslimiinta.


Muuqaalkaan ayaa noqday Fadeexo iyo ceeb baaxad weyn soo wajahay booliiska dalka Mareykanka, muujineysana in askarta qaarkood ay ku dhaqmaan naceybka dad gaar ah oo leh muuqaal ka duwan dadka kale.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada