Imisa ayey Ku Qaadataa Haweenka Iney ka Jawaabaan Jaceylka Loo Soo Bandhigay..?

Imisa ayey Ku Qaadataa Haweenka Iney ka Jawaabaan Jaceylka Loo Soo Bandhigay..?

daajis.com:- Cilmi-baadhis cusub, ayaa bedka soo dhigtay in haweenka ay ku qaadato in ay aqbalaanb amma diidaan dalabka jacayl ee ragga uga yimaada muddo 15 daqiiqo oo kaliya ah.

Khubarada baadhitaankan samaysay waxay sheegeen in arrintan ay masuul ka tahay maskaxda haweenka oo farriinta ay doonayso deg deg u hesha, kadibna go’aankay ka qaadan lahayd ku deg degta.

Daraasado hore oo la sameeyey waxay u baahdeen in si fiican loo fahmo sababta go’aanka deg dega ah dhedigu ugu degdegaan, balse khubaro ka tirsan Jaamacada Cleveland Ohio waxay bedka soo dhigtay in arrintan ay tahay mid aad u xiiso badan oo loo baahan yahay in wax badan laga ogaado, taasoo ay masuul ka tahay maskaxda dumarka oo farriinta ay hesho ka jawaabideeda ku deg degta.


Cilmi-baadhistan oo lagu soo bandhigay jariirada PLOS Biology waxa lagu ogaaday in qayb ku jirta maskaxda oo la yidhaa Dati haweenka u saamaxdo in ay si deg deg ah u doortaan qofka ay jecladan amma si deg deg ah u diidaan qofka dalabka jacayl u soo gudbiya, balse waxay in ay deg deg u jawabaan ku adag tahay ragga, iyagoo haddii dalabaad jacayl loo soo gudbiyo in ay jawaabta deg dega ah bixiyaan ka mareeaysta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada