Video: John Kerry oo dunida kaga yaabiyay bac uu Cairo u qaatay

Video: John Kerry oo dunida kaga yaabiyay bac uu Cairo u qaatay

daajis.com:- Wasiirka arrimaha dibada Mareykanka John Kerry ayaa todobaadkaan dunida kaga yaabiyay socdaalkiisa Cairo ee caasimada dalka Masar, kadib markii uu gacanta kusoo qabsaday mac, kaamirooyinkana duubeen isagoo gacanta ka laalaadinaya xili uu kasoo degayay Cairo.

John Kerry oo kasoo duulay saldhiga ciidamada Mareykanka ee Maryland, si uu Cairo ugu qeybgalo shir lagu taageerayay dib u dhiska Palestina.john-kerry-cairo

Kaamirooyinka ayaa qabtay Kerry sidii qof shacab ah oo gacanta uu ku haysto bac cad oo aan la ogeyn waxa ku jiray.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada