VIDEO:- Daawo koox ciyaarta (Dance) Salsada ee Dalak Brazil oo Magaceedu yahay Somalia

VIDEO:- Daawo koox ciyaarta (Dance) Salsada ee Dalak Brazil oo Magaceedu yahay Somalia

daajis.com:- Koox ka tirsan kooxaha ciyaara (Dance) Salsada ee Dalak Brazil ayaa Magaceedu yahay Somalia, Kooxdaan ayaa waxa ay ka mid tahay kooxaha ugu waaweyn  ee ka jira Dalka Brazil oo Sanad walba Ka qayb gala Festivalka Caanka ah ee ugu wayn aduunka oo la magac baxay Brazilian Carnaval.

Kooxdaan ayaa waxa ay ku guulaysatay Koobab badan oo ay ka hanatay tartamo badan oo ay ka qaybgashay.


Halkaan ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada