Sanbaloolshe oo doonaya in uu ka taqaluso Muungaab Sawir Gacmeed cajiib badan.

Sanbaloolshe oo doonaya in uu ka taqaluso Muungaab Sawir Gacmeed cajiib badan.

daajis.com:- Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa todobaadkani soo bandhigay Taliyihii hore ee nabad sugida qaranka Soomaaliya Mudane Sanbaloolshe oo ka ashtakoonaya ama siriq u dhigaya gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Muungaab ayaa waxaa sawirkaasi ka sheekaysanaya laba nin oo uu Amin Arts mar walba ku hadal qabsada.

Hadalada uu meesha ku soo qoray Amin Arts ayaa macno badan u samaynaya Sawirkani iyadoo wasiir ku xigeenka Maaliyada uu arintani lagala tashanayo xaalka sida uu yahay.


haddaba Sawirkani oo dhowr macno yeelan kara ayaa halkani ka daawan kartaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada