Video:- Hilibka Eeyga oo loo cuno xoojinta awooda ragganimo.

Video:- Hilibka Eeyga oo loo cuno xoojinta awooda ragganimo.

daajis.com:-  Isticmaalka hilibka Eeyaha ayaa si weyn looga isticmaalaa wadamada Vietnam iyo China, wuxuuna noqday hilibka Eeyaha kan ugu qaalisan ee laga cuno maqaayadaha.

Sababta ka danbeysa in hilibka Eeyga noqdo mid qaali ah ayaa lagu sheegay in uu wanaajiyo awooda ragganimo, ee ragga hoos u dhac uu ku yimaado galmadooda.

Arintaasi ayaa keentay in xaafadaha iyo guryaha laga ugaarsado Eeyaha, iyadoo kooxo ganacsato ah ay boob iyo xatooyo u geysanayaan Eeyaha gaarka loo leeyahay ee magaalooyinka ku yaal wadamada Vietnam iyo China.


Saxankii hilibka Eeyga iyo khudaartiisa oo isla socda ayaa waxaa makhaayadaha lagu iibiyaa ku dhawaad 50 Dollar.IMG_4006.jpgKooxaha u ololeeya xuquuqda xayawaanka ayaa dareen ka muujiyay ganacsiga arxan darrada ku dhisan iyagoo bilaabay olole ay ku doonayaan in ganacsiga eeyaha uu noqdo sharci daro. 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada