Barafkii oo bilaabmay Swedan & digniin shacabka loo jeediyay

Barafkii oo bilaabmay Swedan & digniin shacabka loo jeediyay

daajis.com:- Inkastoo barafka uu si teelteel ah horay uga da’ay waqooyiga Sweden ayaa maanta iyo barito la filayaa in uu si rasmi ah uga bilowdo bartamaha iyo koonfurta Sweden. Hay’ada SMHI ayaa sheegtay in maanta uu soo dhici doono baraf gaaraya 30cm gaar ahaan gobolada Ångermanland, Härjedalen, Jämtland iyo Västerbotten.

Hay’ada la socodka cimilada Sweden ee SMHI ayaa shacabka u jeediyay digniinta nuuca 2 kaasoo ah in barafka uu saameyn ku yeelan karo isku socodka gaadiidka iyo in uu geysto waxyeelo kale. Heerkula ayaa la filayaa in uu aad hoos ugu dhaco oo qaboowga u gaaro ilaa 

Hadaba ha laysku diyaariyo barafka. Jaagado waaweyn hala xirto baabuurtana taayirada halaga badalo.

Wadanka Norway ayaa sidoo kale magaalooyinka qaar uu ka bilowday Barafka, waxayna dadka u diyaar garoobeen sidii ay isaga difaaci lahaayeen qabowga daran ee dalalkaasi ka jira.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada