CIYAALKA XAAFADDA:- Waligiin haku saqajaamina nin naagtiisa+ VIDEO

CIYAALKA XAAFADDA:- Waligiin haku saqajaamina nin naagtiisa+ VIDEO

daajis.com:- Qiso yaab leh ayaa waxaa ay ka dhacday club lagu caweeyo oo ku yaal magaalada Starokorsunskaya ee dalkaasi Ruushka hakaas oo ay isku heleen xarfaan baando ah iyo nin kaligiis kaas oo waliba la faduuliyay naagtiisa.


Nikolai Vlasenko (29-jir) oo ah ninka naagtiisa la faduuliyay ayaa waxa uu la dagaalay oo uu waliba qaarkood dhulka dhigay rag kor u dhaafaya 10, waxaase ka hoos baxday xarfaanta in Nikolai uu yahay nin feeryahan ah islamarkaana ciyaara feerka.

Xarfaanta la dilay ayaa booliska ku dacweeyay Nikolai, waxayna u sheegeen in uu feer isaga bilaabay iyagoo taagan, balase markii ay boolisku filmka daawadeen waa ay laaleen dacwadii.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada