Daawo: Cabdi Good oo Kasoo Baxay Tv Kalsan iyo Waraysi Xiiso Leh.

Daawo: Cabdi Good oo Kasoo Baxay Tv Kalsan iyo Waraysi Xiiso Leh.

daajis.com:- Kadib markii uu dhowaan hawada ka baxay Tv-ga Somali Channel ayaa Cabdi Good oo daadihin Jiray Barnaamijka Isir Raaca Afka Soomaliga wuxuu si ku meel Gaadh ah u samaystay YOUTUBE CHANNEL kaasi oo uu ka Falan qeeyo Heesaha.

Sidoo kale Cabdi Good Booqday  Xarumaha Qaar kamid ah Tv-yada Soomaalida isagoona u gudbiyey Codsiyo Shaqo, Waxaana Waraysi Lagula Yeeshay Xarunta Tv-ga KALSAN iyadoona sidoo kale dad badan ay Su’aalo waydiiyeen.

Cabdi Good ayaa Weerar ku qaaday Heesaha Banaadiriga, Hadana wuxuu qoslay markii La waydiiyey Hees kamid ah, Mid kamid ah dadkii soo wacay ayaa u sheegay inuu kamid ahaa Ciyaartooydii Reer Burco ee Cabdi Good uu u ahaa Gool-hayaha, Isagoona Qosol ku waashay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada