Daawo:- Gabar ku sigatay in shaqadeeda looga eryo ‘quruxdeeda’ darteed!+ Sawirro

Daawo:- Gabar ku sigatay in shaqadeeda looga eryo ‘quruxdeeda’ darteed!+ Sawirro

daajis.com:- Waa uun sheegasho mana hubno, balse tebiye TV Katarina Sreckovic ayaa sheegtay inay tahay gabar ay quruxdeedu ay dhibaato u keentay jacaylkeeda kubadda cagta.

Gabadhan qumaneey ayaa ku sigatay inay shaqadeeda ku wayso quruxdeeda darteed iyadoo ay shaqadeedu tahay inay soo tebiso ciyaaraha kooxda Serbs-ka ah ee Red Star Belgrade oo la sheegay inay tababarkii ka jeedisay maadaama ay ku mashquulaan eegmadeeda.

‘Waan qiranayaa inay markii hore woxoogaa dhib igu ahayd lkn hadda way ila yara qabsadeen,’ ayay tiri Sreckovic Quruxleey oo sidoo kale ah taageere ku dhaarata Red Star.

‘Way adkayd markii hore waayo waxay marmar u muuqanaysay inaysanba ila shaqayn karin, waxaa xitaa marar badan la igu amray inaan ka tago garoonka geeskiisa waayo laacibiinta ayaa ka cowday inaysan ciyaarta isku taxallujin karin.’ ayay raacisay.

Riix Halkan Si’Aad U Daawato Video






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada