Daawo:- Haweeney 102-sano jir ah oo wadda Gaari ay soo iibsatay iyadoo 20 jir ah

Daawo:- Haweeney 102-sano jir ah oo wadda Gaari ay soo iibsatay iyadoo 20 jir ah

daajis.com:-  Haweeney da’deeda lagu sheegay 102 sanno,ayaa la soo sheegayaa in dalka Mareynkanka ayku dhex wadato Gaari iyadoo yar soo iibsatay.

Haweeneydaan ayaa gaariga soo iibsatay iyadoo 20-sano jir ah.

Haweenaydan oo hada si aad ah u duqowday ah ayaa gaariga soo iibsatay sanadkii 1930 ilaa iyo haatanna gacanteeda ayay ku wadataa, wuxuuna gaarigeedan ka mid yahay gawaarida ugu wanaagsan ee la jecel yahay, kuwo badan oo casri ah ayuuna ka wanaag badan yahay baa la leeyahay.

Gaariga ay haweeneydan waayeesha ah wadato ayaa dhowr jeer waxaa laga beddelay qalabkii uu ku soo degay ee dhinaca matoorka, waxaana wax ka bedelis ugu dambeysay baa la yiri sanadkii 1949-kii.

Waxa uu gaarigan ka qayb qaataa tartannada baabuurta, wuxuuna qeyb ka yahay waxyaabaha cajaa`ibka ah ee dunida dhowrkii sanaba mar la qabto.


Dadka Ehalka u ah iyo waliba dadka kale ayaa si aad ugu faraxsan inay arkaan Haweeney da’daasi jirta oo gaari raaxo iyada ay leedahay kaxeyneysaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada