DAAWO VIDEO MUCJISO: Hooyo Soomaaliyed Oo Wiil Iyo Mas Mataano ah Dhashay.

DAAWO VIDEO MUCJISO: Hooyo Soomaaliyed Oo Wiil Iyo Mas Mataano ah Dhashay.

daajis.com:- Hooyo Soomaaliyeed ayaa Wiil iyo Mas Mataano ah ku dhashay Degaanka Shakuuroow oo hoos yimaada Degmadda Afgooye ee Gobalka Shabeellaha hoose,sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ahi.


Hooyada ay Mucjisadaan ku dhacday oo dhinaceeda Warbaahintu Wareysatay ayaa Sheegtay in Wiilka iyo Maska ay isku si caanaha u caban isku meelna ay si wada jir ah u seexdaan.


Umulisada Hooyadda Wiilka iyo Maska Mataanaha ah dhashay ayaa Sheegtay inneysan wax dhibaata ah kala kulmin xilligii ay umulinaysay.



HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada