Daawo Heesta Mooshinka Baarlamaanka

Daawo Heesta Mooshinka Baarlamaanka

daajis.com:- Hees looga soo horjeedo mooshinka ay wadaan ururka lamagac baxay damujadiid ay hor kacayaan madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh iyo wasiirka xoolaha horayne u soo ahaan jiray wasiirka cadaalada mudane Faarax Sheekh Cabduqadir, ayaan maanta hada idiin soomarin, heesta waxaa ka mid erayadeeda ogaw barlamaan ogaw sharciga iyo erayo ubadan gobaabin, waan hubaa hadii aad heesta daawato in aad qiiron doonto sababto ah waxa ay ka hadleysaa dhabta ka taagan gudaha barlamaanka, mudanayaal katirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa wado mooshinka ka dhan ah xukuumada soomaaliya si loo qanciyo hal nin waana Faarax Sheekh Cabduqaadir.

Halkaan Hoose Riix Si Aad U Daawato Heesta Mooshinka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada