Daawo Muuqaal Madawga Mareeykanka oo markii ugu horeeysay dhiig isku yeelay & Xaalada oo kacsan !!

Daawo Muuqaal Madawga Mareeykanka oo markii ugu horeeysay dhiig isku yeelay & Xaalada oo kacsan !!

daajis.com:- Waxaa wali kacsan xaalada gobolo iyo magaalooyin caan ah oo ku yaala dalka Mareeykanka ka dib markii ay isku soo baxeen shacabka midabka Madoow ee Mareeykanka ah kuwaas gubaya gawaarida Booliiska Iwm .

Magaalooyinka fowdada ka taagan tahay ayaa waxaa lagu sheegay in ka badan 37 gobol balse waxaa ugu daran magaalooyinka kala ah Minneapolis, Houston, New York , Ferguson iyo kuwo kale oo aan halkaan lagu soo koobi karin .


Halkaan hoose ka daawo


Dhibaatada ka taagan gudaha dalka Mareeykanka ayaa dhalatay ka dib markii Askari Booliis Cadaanka Mareeyka ah uu toogtay Wiil 18 jir Madawga Mareeykanka ah kaas oo lagu magacaabi jiray Michael Brown wuxuuna ahaa Arday . Maxkamad ku taala dalka Mareeykanka ayaa sii deeysay ninkii Booliiska ahaa ee toogtay wiilka lagu magacaabo Michael Brown .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada