VIDEO:- Alfanaan C/qaadir Eebow oo soo saaray hees uu ku jilay qiso dhab oo jacayl ah

VIDEO:- Alfanaan C/qaadir Eebow oo soo saaray hees uu ku jilay qiso dhab oo jacayl ah

daajis.com:- Fanaankani oo lagu magacaabo C/qaadir Eeba ayaa heestii ugu qatar sanayd isla markaana ah hees baashaal iyo Romantic ah ka soo qaaday magaalada quruxda badan ee Cape Town ee dalka Koonfur Africa. 


Heestani oo uu miraheeda iyo laxankeeda leeyahay Abwaanka gaamuray isla markaana caan baxay Abwaan Axmed Maxamud Cabdulle oo ku magac dheer Abwaan Axmed Sodon ay maskaxdiisa ka soo maaxatay. 



Heestani ayaa waxaa duubay C/fitaax Cali Samatar Sablaale waxana Farsameeyey oo isku aadiyey isla markaana nashqeeyey Wariyaha Tv-ga Universal ee Dalka Koonfur Africa Maxamed Deeq Muuse Nuur Deeq Darajo.

Dhanka Jiliinka waxaa ka qeyb galay Subeer Aadan iyo Naney Muqtare sida aad ka daawan kartaan Muuqaalkani waana laba jilayaal oo si weyn uga baxsaday isla markana mustaqbal wanaagsan ku leh soo saarista heesaha iyo Filimaanta.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada