Munaasabaddii "TEDx Mogadishu" ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho: SAWIRRO

Munaasabaddii "TEDx Mogadishu" ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho: SAWIRRO

daajis.com:- Waxaa maanta ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho munaasabadii sadexaad ee "TEDx Mogadishu", taas oo ay kasoo qeyb galeen martisharaf isugu jirta soomaali iyo ajaanib.


MUnaasabaddan ayaa waxaa lagu casuumay waxgarad iyo aqoonyahanno soomaaliyeed oo meesha hadallo ka jeediyay, iyadoona sidoo kale lagu casuumay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. Nicholas Kay.

Barnaamijka TEDx Mogadishu waxaa daadihineysay Ilwaad Cilmi oo ah gabar dhalinyaro ah oo uu dhalay aabihii oraahda caanka baxday  "Qoriga dhig qalinka qaad" ee Elman.

Barnaamijkan ayaa ku dhamaaday jawi daggan iyadoo kasoo qeyb-galayaasha lagu casuumay "caano Geel" iyo qado macaan.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada