Daawo Muuqaal Qarbudaada Dumarka:- Dumarka iyo Raga yaa dhanka Darawal-nimada gawaarida ku wanaagsan. !!

Daawo Muuqaal Qarbudaada Dumarka:- Dumarka iyo Raga yaa dhanka Darawal-nimada gawaarida ku wanaagsan. !!

daajis.com:- Kaamero qarsoon ayaa laga duubay xiliyada ay gawaarida wadaan Dumarka wuxuuna muuqaalkaan cadeenayaa in Dumarka qaarkood ay dhib weyn ku qabaan wadidada gawaarida kuwaas oo mararka qaar bareega si deg deg ah uga kaca .

Raga ayaa lagu sheegay kuwo ku wanaagsan wadida gawaarida balse weey jiraan Dumar sidoo kale qatar ku ah wadida gawaarida in kastoo Dumarku dhib weyn ku qabaan xukumida shukaanta ama isteerinka iyo Bareega oo ku adag qaabkii looga kiciDumarka iyo Raga yaa dhanka Darawal-nimada gawaarida ku wanaagsan. 


Kaamero qarsoon ayaa laga duubay xiliyada ay gawaarida wadaan Dumarka wuxuuna muuqaalkaan cadeenayaa in Dumarka qaarkood ay dhib weyn ku qabaan wadidada gawaarida kuwaas oo mararka qaar bareega si deg deg ah uga kaca .

Raga ayaa lagu sheegay kuwo ku wanaagsan wadida gawaarida balse weey jiraan Dumar sidoo kale qatar ku ah wadida gawaarida in kastoo Dumarku dhib weyn ku qabaan xukumida shukaanta ama isteerinka iyo Bareega oo ku adag qaabkii looga kici.

Daawo Muuqaal Qarbudaada Dumarka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada