Masha Allah Daawo Muuqaal 2 Saqiir oo Xaafidul-Quraan ah oo Codadkooda macaan la la Cajabay !!

Masha Allah Daawo Muuqaal 2 Saqiir oo Xaafidul-Quraan ah oo Codadkooda macaan la la Cajabay !!

daajis.com:- Labo Wiil oo aad u yar yar waliba la dhex dhigay tijaabo Quraan oo dhanka su´aalaha subaca ah ayaa waxaa si weyn loo la dhacay Codadkooda halka wiilashaan midkood uu yahay ruux indhaha la´ ama Camoole ah oo aan wax arki karin. 

Wiilashaan Xaafidul-Quraanka ah ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Cabdiraxmaan iyo Cabdirisaaq waxeeyna Quraanka Kariimka dhamaantiis ka xafideen kor iyaga oo wali gaarin da´da 10 sano jirka . 


Halkaan ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada