Daawo:- Muuqaal & Sawiro qosol badan oo laga qabtay buuqii Baarlamaanka

Daawo:- Muuqaal & Sawiro qosol badan oo laga qabtay buuqii Baarlamaanka


daajis.com:-  Wariyeyaashii xaadirka ku ahaa xarunta Baarlamaanka ee buuqa iyo fowdada ka furmi waayay shirkii Baarlamaanka ayaa waxay kaamirooyinkooda qabteen Sawirro cajiib ah oo lala helay Xildhibaanadii buuqa kiciyay ee taageersanaa Ra’iisul Wasaaraha, kana soo horjeeday in la qeybiyo mooshinka kalsooni kala noqoshada R/wasaaraha.

Sawirada ay saxaafadda soo bandhigtay ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano afka ku watay seeri ama firimbi, isla markaana yeerinayay, kuna qeylinayay “No vote for cash, sidoo kale waxay kaamirooyinka qabteen Xildhibaanada haweenka oo usoo diyaar garooway oo usoo xey/xeytay dagaal, soona xertay saraawiil ku dhegan.

Inkastoo kulankii baarlamaanka uu ku sigtay in gacanta la iskula tago, haddana xildhibaanada labada dhinac u kala qeybsanaa waxay u diyaarsanaayeen dagaal gacan ka hadal.


HOOS KA DAAWO SAWIRRADA IYO VIDEO





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada