Daawo :Qalfoofta maydada oo laga barakeysto dal ku yaal K/Ameerica

Daawo :Qalfoofta maydada oo laga barakeysto dal ku yaal K/Ameerica

daajis.com:- Kumamaan shacab ah ayaa isugu soo baxa bishan oo kale sanad walba goobaha cibaadada ee Kaniisadaha dalka Bolivia ee Koonfurta Ameerika, iyagoo dhiga xus diinaad la yaab leh oo qofkii daawada ama maqla la yaab ku noqoneysa.

Dumarka iyo ragga dalkaasi ayaa sanad walba soo aruuriya qalfoofta maydada eheladooda ee waa hore dhinta, kadibna nadiifiya, si qurux badan u xardha, iyagoo isugu soo aruuriya kaniisada ugu weyn ee caasimada Bolivia, kadibna barakeysta.qalfoof

Arintan ayaa ah mid soo jireen ah oo dalkaasi laga tixgeliyo, balse dadyowga kale ee caalamka fajaciso ku noqoto marka ay maqlaan dhacdadaan yaabka leh.


Halkaan ka Daawo Video-ga

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada