Sawirro: Al-Shabaab oo Muqdisho ku weerartay Injineero Turki ah

Sawirro: Al-Shabaab oo Muqdisho ku weerartay Injineero Turki ah

daajis.com:- Kooxo hubeysan oo ay safaaradda Turkidu ku sheegtay in ay ahaayeen A-Shabaab ayaa waxaa ay rasaas huwiyeen mid ka mid ah gawaarida ay wataan injineerada turkida ah ee ka howl-gala magaalada Muqdisho.

Weerarka gaariga rasaasta lala eegtay oo ahaa nooca aysan xabadi karin ayaanan geysay wax khasaare ah, marka laga reebo gaariga oo dhaawacyo muraayadda ahi gaartay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada