DAAWO: Shaley Jimcaha iyo Damaashaadka Xeebta Liido

DAAWO: Shaley Jimcaha iyo Damaashaadka Xeebta Liido

daajis.com:- Kumanaan qof oo isugu jira Dhaliyaro, Haween Iyo Odayaal ayaa u soo damaashaad tago ayagoo soo booqda Xeebta Liido & Maqaayada Casriga ah ee laga furay Xeebta Liido ee Degmada Abdiaziz ee Magaalada Muqdiso.

Shacabka reer Muqdisho oo si weyn u soo dhaweeyay howlaha & adeegyada ay is wada jir ah u fulinayaan Ciidmaada Dowlada & Maamulka Degmada Abdiaiziz oo aan horay loo arag nuuciisa tan & burburkii dalka oo ay la yaabeyn Shacabka u soo damaashaad tago Xeebta Liido ee nala daawo Muqaalkani.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada