DAAWO VIDEO:- Buuqii iyo Gacan Ka Hadalkii Baarlamaanka Maanta Ka Dhacdey

DAAWO VIDEO:- Buuqii iyo Gacan Ka Hadalkii Baarlamaanka Maanta Ka Dhacdey

daajis.com:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof.Jawaari ayaa xakameyn waayay xildhibaanada, waxaana uu tiro labo jeer ah uu u isku dayay inuu shirka furo, hase ahaatee buuq iyo sawaxan ay kala hor-yimaadeen Xildhibaanada taageersan Ra’iisul Wasaaraha.

“Fadhiga waa noo xiran yahay inta fadhiga xiga laga gaarayo, inta maanta sameysan buuqan tallaabo ayaa ka qaadeynaa”ayuu yiri Prof. jawaari oo aan sheegin waqtiga la isugu soo laaban doono.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada