DAAWO VIDEO MUCJISO: Cunug ku dhashay dalka India oo Dadkii Degaanka ay sheegeen in uu yahay Calaamad loo soo Diray.

DAAWO VIDEO MUCJISO: Cunug ku dhashay dalka India oo Dadkii Degaanka ay sheegeen in uu yahay Calaamad loo soo Diray.

daajis.com:- Cunugaan ayaa waxa uu ku dhashay tuulo lagu magacaabo Baruipur waxa ayna dhacdaa waqooyiga dalka india ee gobalka bengaal state. cunugaan ayaa waxaa uu leeyahay 4 gacmood iyo 4 lugood . 

dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegeen in uu u egyahay sanamka ay caabudaan maadama sanamkaasi uu leeyahay 4 lugood iyo 4 gacmood . 

sidoo kale dadka ayaa waxaa ay ay saxaafda u sheegeen in uu yahay cunugaani calaamad loo soo diray oo muujinaysa dhamaadka aduunka:

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada