DAAWO VIDEO:- Safiirka shiinaha ee Soomaaliya oo af-soomali shir jaraa`id ku qabtay

DAAWO VIDEO:- Safiirka shiinaha ee Soomaaliya oo af-soomali shir jaraa`id ku qabtay

daajis.com:- Safiirka Shiinaha u fadhiya dalka Soomaaliya Mr. Wei-Hongtian oo maanta deeq raashiin ah gaarsiiyay isbitalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa markii uu wareejiyay deeqdan ku qabtay shir jaraa`id af-soomaali ku baxayay isna gudha isbitaalka Banaadir.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada