DEGDEG:Sarkaal katirsan ciidamada asluubta iyo wiilkiisa magaalada oo goor dhaweyd lagu dilay Muqdisho

DEGDEG:Sarkaal katirsan ciidamada asluubta iyo wiilkiisa magaalada oo goor dhaweyd lagu dilay Muqdisho

daajis.com:- Kooxo hubeysnaa ayaa waxa ay Magaalada Muqdisho ku toogteen Macalin Dahir Dheere oo ka tirsanaa ciidamada asluubta Soomaaliyeed iyo wiilkiisa.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Xaafadda Macalim Nuur ee degmada Dharkeyley, waxaana lasoo sheegayaa in dilka kadib ay Kooxda dilka fuliyay goobta isaga baxsadeen.

Dilalka gaadmada iyo kuwa qorsheysan ayaa maalmihii ugu dambeeyay kusoo badanayey magaalada Muqdishu.


Lama Oga sababta ka danbeysay dilka Macalin Dahir Dheere iyo wiilkiisa

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada